Ninkii Dunida ugu gaabnaa oo Geeriyooday !! (Daawo Sawirro)

Isbitaal kuyaala dalka Nepal waxaa ku geeriyooday Khagendra Thapa Magar oo horey loogu aqoonsaday in uu yahay ninka ugu gaaban dunida, waxaana ninkan geeriyooday isaga oo jira da’da 27-sano. Buuga lagu qoro dhacdooyinka ee loo yaqaan Guinness World Records ,ayaa ninkan u diiwaan galisay in uu yahay kan ugu gaaban dunida, waxaana ninkanc abiirka dhererkiisa … Continue reading Ninkii Dunida ugu gaabnaa oo Geeriyooday !! (Daawo Sawirro)